skip to content
Primary navigation


Soo dhawoow! Khadka Caawinta Qaxootiga iyo Soo Galootiga waa khad bilaash ah oo ku aaddan helidda xogaha, ilaha manaafacaad, iyo adeegyada maxalliga ah ee laga helo guud ahaan Minnesota. Dad ku hagayo oo hawshooda ku fiican ayaa halkan u jooga inay ku siiyaan taageero iyo hagis aad isku hallayn kartid.

Ma taqaanid miyaa meesha aad tallaabada u horreyso ka billaabi kartid? Kaliya na weydii, oo waan ku caawin karnaa. Qof walba iyo su'aasha uu qabo waa la soo dhaweynayaa.

phone_icon 1-800-814-4806 email_icon DHS.RPO.Helpline@state.mn.us

 

Nala soo xiriir

  • Waxaynu kugu xiraynaa ilaha shaqooyinka, cuntada, caafimaadka, hoyga, arrimaha sharciga, fasallada luuqadaha iyo in kaloo badan.
  • Hel talooyin quseeyo adeegyada dib u dejinta.
  • Ka dhex hel ilo caawinaad gudaha bulshada Soomaalida.

Turjumaanada Soomaali oo diyaar ah

  • Sheeg in aad ku hadashid af-Soomaali. Turjumaan Soomaali ah ayaa ku soo biiri doona khadka wicitaanka si uu kaaga caawiyo jawaabaha su'aalahaaga.
  • Haddii dad kugu hago Khadka Caawinta aysan diyaar ahayn markiiba, noo reeb farriin cod ama iimayl saacad walba (24/7) si aad u heshid jawaabta wicitaankaaga.
back to top