skip to content
Primary navigation

Soo Codso hadda

Afaan Oromo | English | Español

Waxaad ka codsan kartaa MinnesotaCare wakhti kasta inta lagu jiro sanadka. Ma jiro wakhti kama dambays ah oo ay tahay in lagu codsado. Ma jiraan wax xaddidaad ah oo ku saabsan tirada dadka lagu diiwaangelin karo.

Dooro habka ugu fudud ee aad ku dalban karto:

Si lagaaga caawiyo in MinnesotaCare kuuguu bilaabato sida ugu dhakhsaha badan:

  • Si dhammaystiran u buuxi arjigaaga. 
  • Ka soo jawaab codsiyada macluumaad dheeraad ah isla markiiba.
  • Bixi lacagtaada khidmada ah isla markiiba.
back to top