Afaan Oromo | English | Español
Sharciga muhaajirnimada, ku tirsanaanta dowlada (public charge) waxa uu qeexayaa soogalootiga qaarkood ee isticmaala barnaamijyada nacfiyada dawladda ee la aqoonsaday kuwaas oo saamayn kara xaaladdooda socdaalka.
DHS waxay kugula talineysaa inaad la xiriirto qareen haddii aad qabto su'aalo ku saabsan. Latalin sharci oo bilaash ah oo qarsoodi ah ayaa lagu heli karaa Ingiriis, Isbaanish, Soomaali iyo luqado kale:
Mid-Minnesota Legal Aid
800-292-4150
Southern Minnesota Regional Legal Services:
651-222-5863
Waxa kale oo aad ka heli kartaa caawimo sharci oo loogu talagalay dadka dakhligoodu yar yahay www.lawhelpmn.org/providers-and-clinics.